Af-hayeenkii Ururka Kooxda ISIS Oo Lagu Magacaabo Abu Muhammed Al-Cadnani Oo Lagu Diley Dalka Siiriya

0
218

Suuriya (LAASCAANOOD)Af-hayeenkii Ururka Kooxda ISIS Oo Lagu Magacaabo Abu Muhammed Al-Cadnani Oo Lagu Diley Dalka Siiriya -Ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ayaa shaaciyay in mid ka mid ah saraakiisha sare ee urukaasi lagu dilay dalka Suuriya.
“The main spokesman for theIslamic State of Iraq and the Levant (ISIL) armed group, AbuMohamed al-Adnani, has been killed in the Syrian province of Aleppo, according to an ISIL-linked website”Aljazeera.
Abuu Maxamed Al-Cadnaani oo ahaa afhayeenkii kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Siiriya ayaa la sheegay in la dilay.

Sida ay baahisay wakaalada wararka Amaq ee ku hadasha afka kooxda Daacish,afhayeenka ayaa lagu dilay magaalada Xalab ee wadanka Siiriya isagoo kormeeraya goobaha dagaalka ee kooxdiisa ay difaacyada kaga jiraan.

Marka laga soo tago warka ay faafisay Daacish ma jiraan warar madax banaan oo sheegaya qaabka uu u dhacday dilkiisa iyo cida dishay.

Abuu Maxamed Al-Cadnaani ayaa ka mid ahaa xubnaha mudada dheer ka midka ahaa kooxda Daacish oo xiligan awood badan ku leh qeybo ka mid ah woqooyiga dalka Ciraaq & weliba bariga iyo woqooyiga wadanka ay deriska yihiin ee Siiriya.

‘Voice of ISIL’
Adnani has been the voice of ISIL, also known as ISIS, over the past few years, and has released numerous, lengthy audio files online in which he urged followers to carry out attacks.Aljazeera

Source:Al Jazeera News and agencies

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin