LAASCAANOOD: Agaasimaha Gudida Qandaraasyada Oo Kormeeray Goobahan Diiwaangelintu Ka Socoto Ee Laascaanood

0
210

Laascaanood (LAASCAANOOD.COM): Agaasimaha Guud ee Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Jeberti Axmed Saadle oo Maalmahanba Kormeer Hawlo shaqo ku jooga Magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa Kormeer indha indhayn ah ku tagay goobaha ay diiwaangelintu ka socoto Gudaha magaalada Laascaanood

Agaasimaha ayaa u kuur gelayay sida ay u socoto Hawsha ay shacabka magaaladaasi isku diiwaangelinayaan,waxaana uu ku booriyay in shacabku qaataan diiwaangelinta maadaama gobolada kale ee dalku ku jiraan tartan dhinaca bulshada ah

Agaasimaha Ayaa Tan iyo Intii Xilkaasi Loo Magcaabay Bilaabay Dardargelinta HAwlaha Qaranka ee Ku Aadan Diiwaangelinta Ka socota Gobolka Sool Waxaana ay Muhiim u Taahay Wacyigelinta Bulshada

14054983_1364342013583591_1966152433584015694_n 14079595_1364342306916895_7990337533007050436_n 14102645_1364341953583597_5213049452234490684_n 14141629_1364342120250247_4939797869883411335_n

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin