AGAASIMAHA IMF CHRISTINE LEGARD: “WAAN KU FARAXSANAHAY LA KULANKA MADAXDA SOOMAALIDA”

0
491

Agaasimaha Guud ee Hay’addda Lacagta Aduunka  (IMF) Ms Christine Legard ayaa xafiiskeeda kula kulantay  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Aadan Ibraahim  iyo Guddoomiyaha Baanka Dhexe Bashiir Ciise Cali  ee Dawladda Federaalka Soomaaliya.  Hadal kooban  oo ay Agaasimuhu soo gelisey barta  ay ku leedahay Shebekedda Twitterka ayay ku sheegtay inay ku faraxsantahay kulanka ay la qaadatay labadaas masuul ee arrimaha lacagta u qaabilsan Dawladda Dhexe ee Soomaalida iyadoo tilmaantay inuu ku saabsanaa kala-hormarinta Hannaanka Dibuhaynta Maaliyadda (Reform Priorities) ee Dawladda Federaalka Soomaaliya.

IMG_20160415_195120

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin