AKHRISO: LIXDAN WASIIR OO LAGU DHAWAAQAY, XUKUUMADDII HIRSHABEELLE OO LA SOO SAARAY

0
184

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow magaalada Jowhar kaga dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee maamulkiisa.

Wasiirada la magacaabay ayaa ka kooban 47 wasiiir oo u qeybsan 20 wasiir, 20 wasiir ku-xigeen iyo 7 wasiiri dowle.

Xubnaha la magacaabay ayaa isugu jira kuwo cusub iyo qaar ka mid ahaa golihii wasiirada maamulkii Cali C/llaahi Cosoble.

Magacayada Wasiirada la magacaabay hoos ka akhriso:-

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin