AKHRISO, SHAXDA BEELAHA SSC EE ISKUSHAANDHAYNTII MADAXWEYNE SIILAANYO: WAXAY U KALA HELEEN – MAXAMUUD GARAAD 7; BAHA NUGAALEED 2 IYO FAARAX GARAAD 0 [EBER].

0
5091

Qorshaha iyo istraatejiyadda cusub ee lagula dhaqmi doono SSC oo ku qeexan qaabka kuraasta loogu qaybiyey oo kala ah:

  1. Maxamuud Garaad….. 72%
  2. Baha Nugaaleed…………28%
  3. Faarax Garaad…………..0%   Faahfaahunteeduna waa sidan:
  Magaca Xilka Beesha
1 Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamuud Garaad
2   Guuleed Maxamed Shire Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada   Maxamuud Garaad
3 Yuusuf Axmed Faarax (Af-lahaar) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Maxamuud Garaad
4 Maxamed Axmed Xasan (Jabarti)  Agaasimaha Guud ee Guddida Maxamuud Garaad
5 Sarreeye Guuto, Saleebaan Barre Xasan Abbaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka. Maxamuud Garaad
6 Maxamuud Ismaaciil Cilmi (Deeq) Guddoomiyaha gobolka maroodi jeex. Maxamuud Garaad
7 Xaaji Jeeni Yare La taliyaha Wasiirka Arimaha Gudaha xaaji Jeeni yare Maxamuud Garaad
8 Sareeye Guuto Cabdi Xirsi Ducaale Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Baha Nugaaleed
9 Maxamed Axmed Aadan (Maxamed Boocame)  Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Baha Nugaaleed
It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin