ASMARA, FARMAAJO: SOO DHOWEYNTII UGU SAREYSEY OO LAGU QAABILAY MADAXWEYNAHA FEDERAALKA

0
581

Isiyas Efewerke, Madaxweynaha Eriteeriya, ayaa soo dhoweyn hab maamuus sare leh kagala hortegey Madaxweynaha Federaalka, Mudane Farmaajo, oo booqasho rasmi ah maanta ku tegey Dalka Eriteeriya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA ASMARA: 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin