BAASABOORKA SOMALILAND OO TAHRIIBTA LAGU EEDEEYEY, WARANCADDE OO KA CADHOODAY

0
778

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan tilmaantay in Baasaboorka u gaarka ah Somaliland uu qayb weyn ku leeyahay fududaynta tahriibta lagu sii dhexmaro Ethiopia. Dhowaan waxaa badda ku geeriyoodey tahriibeyaal Somali ah oo tiro badan. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Mudane Warancadde ayaa hadalka ka soo yeedhay Federaalka si weyn u weeraray.  DAAWASHO WACAN.

 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin