“BAL TAN [SOMALILAND] OO ICTIRAAF HESHAY KA WARAMA?!!!” – Xil Siciid M. Cilmi Siraadle

0
185

Xildhibaan ka soo jeeda degaanada Sool, Sanaag iyo Cayn kana tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si weyn uga dayriyey hab dhaqanka Somaliland kula macaamisho dadka degaanada SSC.

Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi Siraadle ayaa ka biyo diidey sida madaxda beelaha Isaaq ee Somaliland u dhayalsadeen kaalinta, talada iyo saamiga dadka SSC ee maamulkaasi, isagoo tilmaamay inaan la ictiraafi doonin Somaliland hadii aanay marka hore la heshiinin dadka deegaanada SSC.

Dhanka kale Xildhibaan Siraadle wuxuu si weyn uga soo horjeestey inay arrimaha saami qaybsiga ku keliyeystaan saddexda Xisbi oo uu sheegay inay iska leeyihiin saddex nin oo ka soo jeeda Beelaha Isaaqa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO DOODDA XILDHIBAANKA EE SAAMIGA DADKA SSC

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin