DAAWO – BUUHOODLE OO DHINAC WALBA U RIDEYSA: “CABDIWELI GAAS, SIILAANYO IYO XASANKA FEDERAALKU HA DHACEEN”.

0
351

Buuhoodle [Laaska]: Mudahaaraad ay ka dhex muuqdaan xubno ka tirsan Khaatumo ayaa maanta lagu qabtay magaalada Buuhoodle kaasoo lagu canbaareynayey heshiiskii ay dhowaan kala saxeexdeen Dawladda Federaalka ee Somalia iyo Dawlad goboleedka Puntland kuna saabsanaa hannaanka Doorashada 2016 oo ay ka mid ahayd xulashada Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka.  Bannabaxan oo laga dhadhansanayey inuu yahay mid ay soo abaabuleen Khaatumo iyo taageerayaashoodu ayaa lagu canbaareeyey hadalo xanaf lehna loogu soo gudbiyey Dawladda Federaalka iyo sidoo kale Somaliland iyo Puntland.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin