CALI BAASHE OO KA WARAMAY DIBINDAABYO SOMALILAND LA MAAGANTAHAY REER LAASCAANOOD

0
519

Mudane Cali Baashe oo dhowaan safar ku yimi degmadan Laascaanood ayaa hadal uu maanta saxaafadda u mariyey dadweynaha Gobolka ugu iftiimiyey inay Somaliland doonayso inay heshiis la gasho Maamulka Puntland iyadoo aan wax talo ah ka weydiin dadka u dhashay degaankan.  Mudanaha ayaa warkiisan guubaabada ah ku bidhaamiyey inay maamuladani dadkan kula dhaqmayaan munaafaqayn –  “siyaasad”, aanayna ku tixgelineynin dhulkooda.

“Waa ceeb, waa afxumo, waa garasho la’aan….. Siyaasad baa socota, xagganna ka socota, xagganna ka socota..Waxaa heshiinaya Puntland iyo Somaliland..kuwa Dhulbahantoo aan waxba ka ogeyn baa la heshiinayaa” ayuu mudane Cali Baashe.

Halkan hoose ka daawo fariintii Cali Baashe:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin