
Waxan Halkan Ka Salaamaya Dhamaan Umada Reer Somaliland Qaran Joog Iyo Qurbe Joogba , Xukuumad Iyo Shacab Ba Waxa Kale Oo Aan Salaamaya Hawl Wadeenada Shabakadan Oo Runtii Mar Walba Umada Af Somaliga Ku Hadasha U Soo Tabiya Warar Sugan Oo Dhexdhexaad Ah .
Inta Ka Dib Waxa Maanta Igu Dhaliyay Inan Maqaalkan Idin La Wadaago Ka Dib Markii Xalad Cafimaad Darro Ay Soo Food Saartay Shacab Weynaha Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa Cafimaad Daradaas Oo Xaga Hore U Kaga Jiro Xanuunka Lo Yaqaan Qaaxda Oo Si Xawli Ah Ugu Faafayagudaha Magaalada Hargaysa , Ka Dib Markii Maamulka Cusbitaalka Qaaxda Ee Magaalada Hargaysa Haday Tahay Cusbitaalka Qaaxda Ee Guud Iyo Haday Kan Kale Ee Dadka Dawada La Qabsadayd Ay Si Wada Jir Ah Ugu Guul Daraysteen 8naysameeyaan Siyaaasadii Lagu Xakamayn Laha Faafida Xanuun Qaaxda ,Taas Oo Keentay In Xanuunkas Si Baahsan Ugu Dhex Faafo Bulsho Weynta Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa Iyo Waliba Tiro Badan Oo Ka Mid Ah Shaqaala Weynaha Ka Hawl Gal Labada Xarumood (Hargeisa Tb Hospitaal Iyo Multi Drugs Resistant Center ), Waxa Xusid Mudan In Qaar Ka Mid Ah Shaqaalahi Ka Hawl Gali Jiray Xarumahaas Ee Xanuunka Qaaxdu Haleelay Ay Uu Geeriyoodeen Xanuunkaas Ka Dib Markii Ay Waayeen Daryeelki Dhakhaatiirta Halka Qaar Kalena Ay Waayin Lacag Ay Ku Tagtaan Xarumaha Kale Ee Cafimaad Ka Dib Markii Ayyeesheen Wadna Xanuun Sababto Ah Waxa Jirta In Shaqaalaha Badankiisu Anu Payrollka Dawlada Ku Jirin ,Gunaduna Ay In Badan Raagto Mararka Qaar Ay Maqnaantomudo Lix Biloood Ah .

Sido Kale Bukaan Jiifka Cusbitaalka Ayad Ku Arkaysaa Iyagoo Buux Dhafiyay Meelaha Dadweynuhu Ku Kulmaan Sida Maqaaxiyaha , Hudheelada Laga Cunteeyo , Hudheelada La Seexdo Iyo Basaskau Kala Goosha Magalada Hargaysa Dhexdeed Iyo Waliba Magalooyinka Kale Ee Somaliland Sida U Ii Xaqiijiyay Qaar Ka Mid Ah Hawlo Wadeenada Cusbitaalkaas Meelaha Lagu Kulmo Ayaa Kaw Ah Meelaha Lagu Kala Qaado Xanuunkan Taas Oo Keentay In Bukaanki La Diiwan Galiyay Labadi Sano Ee Oa Soo Dhaafay Ay 40% Ay Ka Badanyihiin Marka Loo Eeg Bukaanki La Diiwaan Galiyaylabadi Sanadood Ee Ka Horeeyay
Dhanka Kale Waxa Jira In Labadi Sano Ee Uu Danbeeyay Cusbitaalka Qaaxda Ee Magaalada Hargaysi Uu La Daala Dhacayay Musuq Maasaq Xididaystay Kaas Oo Maaamulka Cusbitaalku Si Cad Oo Badheedh Ah Ay Uu Musuq Maasaqeen Deeqahalagu Deeqay Cusbitaalkaas, Deeqahaas Oo Isugu Jiraa Raashin, , Qalab Cafimaad,Dawooyin , Gadiid Kala Duwan Iyo Tan Ugu Weyn Oo Ah Gunadii Iyo Misaaniyadii Hayadaha Kala Duwan Ee NGO Yada Ah Ee Ku Sugan Dalku Ugu Deeqaan Chsbitaalka Qaaxda .
Sida Uu Ii Xaqiijiyay Mid Ka Mida Ah Hawl Wadeenada Xaruntaas Ay Ah Inay Jirto Cadaalad Darro Baahday Oo Maamulka Xarumaahaasi Kula Kaco Badi Shaqaalaha Cusbitaalkas Oo Runti Ilaa Imika Garan La,A Meel Ay Cabashadooda Ay U Gudbiyaan Halkaa Masuuliyiinta Xarumahaase Ay NAAS NUUJIYEEN Xubno Ka Mid Ah Shaqaalaha Ooay Isku Hayb Yihiiin Iyago U Suuro Galinaayay Waxaayabobadan Oo An Halkan Lagu Soo Koobi Karin Oo Ka Baxsan Xeer Shaqada Iyo Shaqaalah Uu Yeela Dhamaan Shaqaalo Weynaha Xarumaha Dawlada .
Waxan Ka Xusi Karaa Xubnaha Dulmigaas Iyo Musuq Maasaqaasaaan Adh Iyo Habeentoon Aan Ka Nasanin Sida Ku Xusan Liiska Ii Soo Gaadhay
- AXMED XASAN MADAR
MASUULKA HAYADA KUWEYT UQAABILSAN SOMALIYA
Masuulkan Oogashaan Ka Dhigta Shaadhka Diinta Isaguwaagi Baryaba Dhibaateeya Shaqaalaha Anay Isku Haybta Ahayn ,Masuulkan Waxa Uu Qabilsanyahay Hayada KUWAIT JOINTS RELIEF COMMITTEE Xafiiskeed Somaliya Isagu Uga Adeeg Harga6sa
DR MAXAMED CABDI XERGEEY E
MAAMULAHAXARUNTADADKADAWADAQAAXDALAQABSADAY
Masuulkan Oo Xarun Cafimaad Oo Gaar Ah Ku Leh Magaalada Hargaysa Gaar Degmada Ibraahim Koodbuurxafada Xero Awroahna Masuulka Ay Wasaarada Cafimadku Ku Amintayd Xarunta Dadka Dawada Tbda La Qabsaday Ayaa Gabi Ahaan Ba Ka Soo Xaadirin Xarunti Lagu Aaminaya Taas Oo Keentay Ina Bukaan Badani Ay Uu Geeriyooden Daryeel La,Aan
Sido Kale Masulkan Ayaa Xaruntiis Gaar Ah Ku Iibiya Dawada Qaaxda Oo An Sharciguogolayn In Dawada Qaaxda La Iibiyo Madaama Oo Dawadan Lacag La,Aan Lagu Talo Galay In Lagu Gadhaiuyo Dadka Xanunkin Helay ,Wax Xusid Mudan In Dawadaas Uu Ka Rartocusbitaalka Qaaxda Si Sharci Daro Ah , Masuulkan Ayaa Siminaar Kasta Oo Dalka Dibdiisa Ah Isuga Taga Xataa Haddan La Xidhiidhin Shaqadiisa .
Labada Masuul Oo Isku Hayb Ah Ayaa Ugu Cad Cad Xubnaha Ka Tirsan Maamulka Ee Hagardamada Iyo Xumaanta Kula Kaca Shaqaalaha Cusbitaalka Ee Ayna Isku Haybta Ahayn Walaw Ay Jirto Haweenay Shaadhka Diinta Ku Maxaabsatay Oo Dhibtaaysa Shaqaalaha Haweenaydan Oo Lagu Magaacaabo DAHAB DIIRIYE Laguna Naanayso MAGAFE Oo Ku Magaacbanadmin And FINANCE Cusbitaalkaas Haweenaydan Ay Waxay Si Badheedh Ah Kooto Loogu Xidhay Inay Qaadato Lacagta Ganaaxa Ah Ee Laga Qaado Qofka Damiinta Qofka Bukaanka Marka Dawada Loo Bilaabayo ,Ganaxas Oo Laga Qaado Damiintaha Haddi Uu Qofka Bukaanka U Dawada Jaro Ka Hor Intaanu Dhamaysan Xiligi Lo Qondeeyay
BAAQ
Waxan Halkan Baaq Uga Diray Wasirka Wasaarada Cafimaadka JSL DR Saleeban Ciise Axmed (Xagal Toosiye) Oo Aan Dhawaaq Dheer Ugu Sheegaynainu Soo Fara Galiyo Arrimahaasna Wuu Wax Qabto Madaama Uu Yahay Masuulka Uga Sareeya Ee Wasaarada Cafimaadka , Haddi Kale Waxa Dhici Doonta In Cusbitaalka Qaaxda Ee Magaalada Hargaysi Uu Xidhmi Doon ,Maalin Danbana Oo Dhex Farta Laga Qaniini Doono