Cabdirashiid Xuseen Carab [Gargaar] ahna GudoomiyahaGobolka Sool ee Maamulka Somaliland ayaa sheegay in maalinta berrito ay goobta Nabadaynta laga bilaabayo ee Koofurta Laascaanood u ambabaxi doonaan wefdigii uu hogaaminayey Kornayl Maxamed Kaahin, Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland.
Gargaar oo saxaafadda ugu waramayey magaalada Burco ayaa hadal isku dhex yaacsan kaga jawaabay su’aal ku saabsanayd Gogosha Jigjiga.
HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA GARGAAR