DAAWO CIYAARYAHANADA REER LAASCAANOOD OO WACDARO KA DHIGAY KOOBKA MAAMUL GOBOLEEDKA DALKA SOOMAALIYA

0
244

Sadex ciyaaryahan oo kamid ah ciyaaryahanada gobolka sool oo matalayay xulka maamulka puntland ayaa wacdaro dhigay waxayna kala ahaayeen Faarax Kolokolo oo u dhaliyay laba gool oo tii ugu dambaysay ahayd ciyaartii finalka ciyaaryahanka kale wuxuu ahaa boortiyeeriga oo sabab u noqday inuu qabto rigoorayaashii ay ku soo baxeen ciyaarhankan hoose cabdisalaan ayaa isaga noqday ciyaarhankii ugu wanaagsanaa hoos ka daawo

 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin