DAAWO-DEEQ DAAWA AH AYAA GUDIGA ABAARAHA EE GOBOLKA SOOL GAADH SIIYEEN BUUHOODLE

0
210

Xanuunka shuban-biyoodka ayaa Degmada Buuhoodle Iyo Tuulooyin Hoos Yimaada Kusoo Ridanaya Dad Badan ayaa Waxaa Gudiga Taakulayn Abaaraha Ee Gobolka Sool Halkaasi U Qaadeen Deeq Daawo ah Shiikh Siciid Axmed Cadare Oo Kamid ah Culimada waawayn Ee Gobolka Ayaa Sheegay in Deeq-dan Daawo ay soo Gaadh-siiyeen Ururka Gurmad

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin