DAAWO, GARAAD JAAMAC OO FARAS GUDOONSIIYEY MADAXWEYNE BIIXI

0
195

Booqashadii Madaxweynaha Somaliland ku yimi magaaladan Laascaanood dhacdooyinka ugu muhiimsan ee dhanka soo dhoweynta waxaa ka mid ah Fardo hadiyad ahaan loo gudoonsiiyey Madaxweyne Muuse.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa duleedka magaalada Laascaanood ku siiyey Madaxweynaha Faras gacanka u geliyey xadhigiisii.  Madaxweyne Muuse ayaa khudbadiisii ku sheegay in uu ka filayey Reer Sool inay Gammaan ku maamuusi doonaan  “Maadaama oo ay joogaan Nugaal”.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin