DAAWO HARGAYSA: XAFLAD LOO SAMEYEY CALEEMO SAARKA JIIF CAAQIL YUUSUF CALI WARAABE

0
376

Hargeysa (laascaanood.com);-Xaflad Meeqaamkeedu Sareeyo oo ay kasoo qeyb galeen madax dhaqameed saladiin iyo siyaasinba ula jeedkeedu daaran yahey sidii loogu caleemo saari lahaa jiif caaqil yuusuf cali waraabe ayaa maanta lagu qabtey magalada hargeysa ugu horeyn wasiirka wasarada xanaanada iyo xoolaha ee soomaaliland c/laahi daahir cukuse ugu hanbalyeyey xilka cusub ee beeshisu u caleemo saartey tilmameyna inuu kusoo biirey saaxada cuqaasha soomaaliland carabkana ku dhuftey inuu la shaqeyn doono xukuumada 

caleemo saarr

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin