DAAWO-KOOXO GURMAD CAAFIMAAD OO KA SOCOTA URUR KA BISHA CAS AYAA GURMAD CAAFIMAAD UGU AMBABAXAY GOBOLKA XAYSIMO OO XANUUNO LAGA SOO SHEEGAYO

0
245

Koox Caafimaad Oo kasocota Ururka Bisha Cas Oo Kaa Shanaysa  Wasaarada Caafimaadka Ee Somaliland Ayaa Gurmada Caafimaad Oo Deg Deg ah Maanta Ugu Ambabaxday Deegaano Ku Yaal Gobolka Xaysimo Halkaasi Oo Dhawaan Qayladhaan Ka Imaanaysay Dadka Deegaan-kaasi ayaa ka cabanayay Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Halkaasi ku Dilay Dad Amina Maxamed Cali Guntan oo ah madaxa MCHka Taleex waxay sheegtay in cudurkaani ka jiray degmada tobankii maalmood ee la soo dhaafay, ayna ilaa hadda diwaan-geliyeen dhimashada 8 qof, halka 28 kalena uu soo ritay Gurmad-kan Caafimaad ayaa Jawaab U Ah Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Deegaan kaasi ka jiray

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin