DAAWO, LAASCAANOOD: BEERALEYDII DEGAANKA OODAGOOYE OO BIYO LA’AANI HALEESHAY

0
303

Ku Dhawaad ilaa Boqol Beerood ayaa Ku Yaal Deegaankaasi Kuwaas Oo Ay Kasoo Go’aan Dalagyo Kala Duwan  Oo Loo iib Geeyo Suuqyada Laascaanood Iyo Magaalooyin ay Garoowe Ka Mid Tahay

Beeralaydii Deegaankaasi Degenayd Ayaa Badi Iskaga Cararay markii Ilihii ay Biyaha Beerahooda Ugu Heli Jireen  Dowreen, Waxayna Ahaayeen Ceel Gacmeed Iyo Durdurka Laascaanood. DAAWASHO WACAN.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin