DAAWO, LAASCAANOOD: BOOQASHADII MADAXWEYNE MUUSE BIIXI, NABAD IYO MIDNIMO OO UU KU DHAWAAQAY

0
146

“Ilaahay mooyee, Aadame Reer Sool ma cabudhin karo”Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo maanta safar ku yimi magaaladan Laascaanood ayaa boqolaal qof oo ku soo dhoweeyey duleedka degmadan u jeediyey khudbad isugu jirtey mahadcelin iyo xog warran.

Khudbadda Madaxweynaha ayaa u muuqatay mid uu uga dan leeyahay sidii la isugu soo dhoweyn lahaa ra’yiga iyo quluubta Xukuumaddiisa iyo dadka degaanada SSC.

HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADDII MUUSE BIIXI EE LAASCAANOOD:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin