DAAWO – Laascaanood: Dhalin-yaro Ku Baaqday Dhiraynta Magaalada Laascaanood

0
670

Naadiga Hormarinta Deegaanka gobolka sool ayaa waxay ugu baaqeen bulshada magaalada laascaanood ka qeyb-qaadashada dhiiraynta magaalada laascaanood oo qeyb ah qurxinta iyo bilic soo celinta magaalada laascaanood

Kulan baraarujin ah oo naadigan ku qabtay magaalda laacsaanood waxay ku baaqeen in laga qeyb-qaado dhirayn ay ka wadaan goobaha muhiimka ah ee magaalada laascaanood oo mudooyinkii dambe ay dhireeyeen qeybo badan oo hawl-boolo u ah magaalada laascaanood

Geedka garan-waaga ayey ku baaqeen inuu nabad-guur ka geystay deegaanka islamarkaana ay in badan ka jareen xaafadaha magaalada laascaanood waxayna ku baaqeen in sidii loo cirib tiri lahaa laga qeyb-qaado

Halka Hoose Ka Daawo

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin