DAAWO, LAASCAANOOD: GEEDIGA BARAKACAYAASHA, XAGEESE LAGU KALA FURAY?

0
5248

Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo xubno kale oo ka tirsan Maamulka gobolka iyo Degmada Laascaanood ayaa kormeer ku soo kala bixiyey kaamamka Dhiirigoobo, Ceel Midgaan iyo Siixawle oo ay ka socodeen geedigii laga rarayey Barakacayaashii degaameeyey goobahaasi. Kaamamkan ayaa loo kala raray Adhicadeeye, Guumeys iyo Yagoori. DAAWASHO WACAN.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin