DAAWO, PROF. GAAS OO IN LALA HADLO SOMALILAND BARBAR DHIGAY TUUG GURIGA KUUGU SOO DHACAY OO KU LEH AAN WADA HADALNO

0
530

“Nin tuug ah, gurigaaguu u soo dhacay, deyrkii buu soo galay, waa ka soo gudbey oo iriddii qolkaagii buu soo galay, markaasuu ka soo gudbey oo sarrirtaadii buu kuugu yimi, markaasuu ku leeyahay aan heshiino!! Aan wada hadalno!!” Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland oo ka sheekeeyey wada hadalka ay Somaliland ka dalbatay maamulkiisa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin