Daawo Sawiradda:- Qaabka Loo Sugay Amaanka Madaxweynaha Turkiga Oo Iminka Magaalada Muqdisho Gaadhay

0
297

Muqdisho(Laascaanood) Madaxweynaha dowlada Turkiga iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka soo degay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

duga_1 duga_2 duga_3 duga_4 duga_5 duga_6
Booqashadan ayaa noqoneysa tii saddexaad ee madaxaweyne Erdogan ku yimaado Somalia shan sano gudahood.

Waxaa si diiran oo kal iyo laab ah halkaas ugu soo dhoweeyey madaxda ugu sareysa dowlada Somalia oo uu horkacayey Madaxweynaha dalka, wasiiro, xildhibaano saraakiil ururada bulshada iyo mas’uuliyiin kale.

Labada Madaxweyne ayaa si wadajir ah salaan sharaf uga qaadanaya cutubyo ka tirsan ciidanka XDS, iyadoo kooxda baambeyda ay garaacayaan muusikada astaanta u ah calamada labada dal

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin