DAAWO-WASIIRKA MADAXTOOYADA OO TALIYE FADAL KAGA FIICNAADEY IN UU BULSHADA KA SHAAFIYO ARIMO AY SHAQADIISA AHEYD TALIYAHA BOOLISKA

0
180

Hargeysa (LAASCAANOOD):- Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa uu taliyaha Booliska kaga fiicnaadey in uu bulshada ka shaafiyo tashuush maalmihii ugu danbeeyey ku furnaa oo ahaa warar sheegaya in dadka kaliyaha lagala baxo .

Taliyaha Booliska oo arinta isagu ka hadley ayaan bulshadu u bogin sida uu dhacdadan uga hadley ama uu u deedfeeyey jiritaankeeda taas oo keentay in markale tushuush bulshada soo galo .

Wasiirka madaxtooyada oo arimaha amnigu aanay shaqadiisa aheyn ayaa maanta waxaa uu si faahfaahsan oo bulshada qancin karta uga hadley arimahan isla markaana la odhan karo faahfaahinta wasiirku waa mid lagu qanci karo marka la eego tii u hore Taliye Fadal warbaahinta la hor yimid  .

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin