DAAWO-WASIIRKA WAXBARASHADA EE SOMALILAND AYAA KOR MEERAY DHISME KA SOCDA ISKUULKA BOODHINKA LAASCAANOOD

0
192

Waxaa ka Socda Iskuulka Boodhig-ka Ee laascaanood Dayac-tir lagu Wado Kaasoo la Doonayo in Dib Loo Howl Geliyo Wasiirka Waxbarashada Ee Somaliland Ayaa maanta Kor Meeray Halkaasi Wuxuuna Sheegay in Dadka Weli Dhex-degen iskuulkaasi Ay iskaga Guuraan Sida Ugu Dhakhsaha Badan

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin