Dabaylo Daadad wata nooca cimilada Typhoon Lionrock Ayaa ku dhufatay Goordhaweyd Waqooyiga Dalka Japan, iyadoo dadka halkaa kunooli aynan wali kasoo kabsan Dabaylihii Sunaamida ee Kudufatay danadkii 2011 .
sida layaqaan waa markii ugu horeysay ee dabayla nooca typhoon waxayeelaan cariga waqooyiga Japan tan iyo sanadadii 1951,
dabayshan roobabka wadata ayaa waxyeelo weyn gaadhsiisay wadooyinka iyo guryaha , ilaa iyo hada wax dhimasho lamasoo sheegin, balse ciidanka badbaadada Markay masiibooyinku dhacaan ee dalka japaan ayaa wada daadgirayn dadka ay ku girayaan diyaaradaha helukabtarka,