DAAWO-Dadka Indhaha la iyo Kuwa Cur-yaamiinta ah Ee Ku Nool Deegaanada Miyiga Gobolka Sool Ee ay Ka jirto Abaarta Darani ayaa Waxaa Noloshooda Saamay-say Abaarta,

0
249

Dadka Lixaadka Naafada ka ah Ee Reer Guuraaga ah Ayaa Ku Tabaalay-say Deegaano Dhaca Bariga Gobolka sool Dadkaasi ayaa ah Dad Indho la. Kuwo Curmaayiin ah Kuwaas Oo Dadkii Xanaanay Jiray Xoolihii Abaartu Dhaafisay,

Dadkaasi Waxaa kamid ah Hooyo Aasiya Cabdilaahi Cabsiiye Waxay kamid tahay Dadka indhaha la, Ee Abaartu Xoolihii Reer keedu lahaa ka Dishay Waxayna Iminka Kusoo Bara-kacday Deegaanka Tukaraq Oo Laascaanood 55KM Dhanka Bari ka Xigta Aasiya Ayaa Tiri,    Nolol Adag  Ayaa  Nasoo Food Saartay Waan ka Duwanahay Qofka
Laxaad-kiisa Qaba Ma ihi Qof Maanta Shaqay-san kara Ama Meel kale wax
u Doonan kara

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin