DAMEERAHA BURCO OO LOO GURMADAY, TABABAR LOO FURAY DADKA RARTA

0
4942

“Bulshada Reer Somaliland waa inaanay ka aamusin tacadiga lagu hayo dameeraha, markay arkaan dameer la dhibayo waa inay wargeliyaan Rugta Booliska ee ugu dhow” – Dr Cali Xasan Cawaale, Agaasimaha Ururka Daryeelka Xayawaanka.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin