DEGDEG, LAASCAANOOD: Gudoomiyihii Telesom Ee Magaalada Laascaanood Oo Hadda La Toogtay Iyo wararkii u Danbeeyey

0
398

Laascaanood (LAASCAANOOD.COM):  Wararka Ay Helayso Shabakada Wararka Laascaanood Cabdirisaaq Axmed Warsame  Dhabayaco, Gudoomiyihii Telesom Ee Magaalada Laascaanood, ayaa goor dhoweyd toogasho lagu dhaawacay iyadoo Dhaawac Halis Ahi soo Gaadhay.

Gudoomiyaha Ayaa Dhowr Daqiiqadood ka hor La toogtay Isagoo ku sugan Afaafka Hore ee Xafiiska Xarunta Shirkada Telesom ku leedahahy Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Cabirisaaq Dhabayaco Waxaa Loo soo qaaday Magaalada Hargaysa oo la filayo in lagu Dabiibo Xaaladiisa Caafimaad, Waxaana dhaawac Halis Ahi Kasoo Gaadhay Madaxa oo Ay Rasaas kaga Fureen kooxdaasi Dableyda ah ee soo weerartay.

hqdefault

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin