DHEGEYSO XIL. WAABEEYO: Xeeladda Cusub ee Siyaasadda Axsaabta ee Somaliland:

0
335

Xisbi ayaan ka tirsanahay, Xisbi kalena daacad ayaan u ahay”.

“Xisbiga lama talo noqonayo, xisbiguna igama tashan karo”

Bal ninkan dhegeysta.  Wuxuu sheeganayaa siyaasi, weliba Guddoomiye ku xigeen ka ah Xisbiga Kulmiye.  Welibana Baarlamaanka Somaliland ka tirsan. Wuxuu leeyahay ma oggoli go’aanadii Golaha Dhexe ee Xisbiga, waxaana heshiis kula jiraa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.  Haddana, waxaan sii dhex fadhiyayaa Kulmiye oo uga dhex ololaynayaa Waddaani. Wuxuu leeyahay xisbiguna igama tashan karo.  Bal caqligaas eega oo dhegeysta?!!

HALKAN HOOSE GUJI SI AAD U DHEGEYSATO WARAYSIGA WAABEEYO OO DHAN:

http://www.bbc.com/somali/maqal_iyo_muuqaal/2016/04/160410_kulmiye2

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin