Faratoon Oo Xilkii Arimaha Gudaha Kala Wareegay Warancadde

0
203

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir faratoon Ayaa MAanta Si RAsmi ah xilkii ugala Wareegay Wasiirkii Hore ee Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland Cali MAxamed Warancadde

 

Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Hoolka Shirarka ee ee Wasaarada Arimaha Gudaha Ayaa waxa kasoo qayb galay masuuliyiin kala gedisan

13913828_1648977098764186_3125058500957997941_o 14053863_1649487545379808_6071875838100815268_o 14095784_1648977152097514_9112118103197997184_n  14115413_1648977162097513_3433352675005283115_o 14124259_1648977092097520_590129900093536688_o 14138112_1649487542046475_8354056845353718284_o14115010_1648977112097518_5595028499314065238_o

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin