GUDIDII NABADAYNTA KOOFURTA SOOL OO GO’AAMO SOO SAARAY

0
333

Go’aano ay ka mid yihiin Canbaarayn iyo Ganaax ayaa laga soo saaray shirkii nabadaynta Beelaha Bahararsame iyo Qayaad, maanta.

Beesha Khayr Cabdi Qayaad ayay xeerbeegtidu ku xukuntay magta 13 nin oo dhan 1,300 halaad oo geel ah, halka beesha Bahararsamena lagu xukumay magta 6 nin iyo gabadh oo dhan 650 halaad.

Lix qodob oo uu ka koobnaa go’aankii la soo saaray ayaa waxaa lagu sheegay in ay fuliyaan go’aamadii hore looga gaadhay colaadan soo noqnoqatay, duugta dadkii ku dhintay dagaalkii dambe ku bixiyaan saacado gudohood [04:00pm maanta], ganaaxyada lagu kala xukumayna ku dhiibaan muddo saddex bilood ah.

HALKAN HOOSE KA DAAWO GO’AANKII GUDDIGA:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin