DAAWO-GUDOOMIYAHA GUDIGA ABAARAHA EE GOBOLKA SOOL OO BAAQ QAYLA DHAAN AH KASOO SAARAY XAALADDA CAAFIMAAD DARRO DEGMOOYINKA BUUHOODLE.IYO TALEEX

0
201

Cudurka shuban-Biyoodka  Oo ka dillaacay degmooyinka Buuhoodle iyo Teleex ayaa waxaa Baaq Qayla Dhaan ah kasoo Saaray Gudoomiyaha Gudiga Abaaraha Ee Gobolka Sool Sheekh Axmed Maxamed Salebaan kaasoo Sheegay in Xanuunka Shubanku Uu Ka Jiro Degmooyinka Buuhoodle iyo Taleex

Loona Baahan yahay in Gurmad Caafimaad Oo Deg Deg ah loo Fidiyo dadka Xanuun kaasi Asiibay Wuxuuna intaasi ku Daray in xaalada Adag Ee Nololeed Ay Laba Daraale Uga Sii Darayso In Dad Badani Qaadaan Xanuunkan kuwaas Oo Xaalado Nafaqadaro hayso Markii Ay Dhaafeen Xoolihii ay Nolol Ahaan Dadkaasi ku Tiir-sanaayeen

 

 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin