HALIS, SOMALILAND OO LAGU EEDEEYEY QARAXII BUUHOODLE

0
432

“Sababta uu ku yimi waxa weeyaan oo aanu iminka xaqiiqadeedii haynaa, soona bandhigaynaa, qaraxan iyo dilkan inay ka dambeysey Maamulka Somaliland” sidaasi waxaa ku dhawaaqay Madaxweynihii Hore ee Maamulka Khaatumo, Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac [Indhasheel].  Madaxweynaha oo sii iftiiminaya qaabka loo xushay xubnaha la khaarajiyey ayaa tilmaamay inay ahaayeen xubnaha ugu cadcad halganka ay ku jiraan dadka Gobolada SSC si ay isaga dulqaadaan Ciidamada Somaliland ee uu ku sheegay inay weerar ku qabsadeen.  “Sidaas ayaa lagu bartilmaameedsaday” ayuu Mudane Indhasheel sheegay.

HALKAN HOOSE KA DHEGEYSO WARKA MADAXWEYNE INDHASHEEL:

 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin