HALIS, WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO REER LAASCAANOOD CAY KU MIISAY: “DADKA HADDAAN AKHLAAQ RIIXAHAYN, KAMA DUWANAANAYO XOOLAHA”

0
1105

“Halkan Laascaanood, deegaanadaasi oo dhammi waxay noqdeen deegaano waraabiya oo ay suuragal ka tahay inay ka soo galaan waxyaabaha mamnuuca qaranka ka ah.  Qofka ibna aadmiga ah haddaan wadaniyadi riixa hayn, haddanu dhaqan suubani riixa hayn, haddaan diin iyo akhlaaqi riixa hayn, waxa uu doono wuu samaynayaa” – Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo aad uga calool xun dhaqanka dadka Reer Laascaanood.  Yaab.

HALKAN HOOSE KA DAAWO HADALADII WASIIRKA SOMALILAND:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin