HALIS, XILDHIBAAN SHEEGAY INUU RA’IISALWASAARE KHAYRE SAAMI KU LEEYAHAY HAAMAHA BERBERA

0
423

Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ay walaalo yihiin Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday Haamaha Shidaalka ee Dekedda Berbera  inay saami ku leeyihiin saraakiisha ugu saraysa Dawladda Federaalka.

Dhanka kale, wuxuu xildhibaanku dhaliil weyn ka daba tuuray Hantidhawrihii Guud ee Hore ee xilka laga qaaday.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin