IMAARAADKA OO AMRAY IN BAASABOORKA SOOMAALIDA LOO FUDUDEEYO FIISAHA, PUNTLAND OO KA MAHAD CELISEY

0
707

Iyadoo hore ay u jireen warar tibaaxaya in Dawladda Imaaraadka Carabtu xannibtey helitaanka dal-ku-galka [Visa] ee Baasaboorka Soomaaliga ayaa waxaa soo baxaya warar muujinaya in arrintaasi xal laga gaadhay kadib markii uu dhexdhexaadin ka galay Madaxweynaha Dawladda Puntland, Mudane Cabdiweli M. Cali [Gaas].

Qoraal kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa loogu mahadceliyey Dawladda Imaaraadka sida ay ugu oggolaatay Soomaalida in loo fududeeyo hawlahaha socdaalka.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO QORAALKAASI OO DHAMMAYSTIRAN:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin