Iran, Gantaalaha S-300, oo Lagu Rakibay Warshada Nukliyeerka Dalkaasi

0
629
Dalka Iran ayaa lagusoo waramayaa inuu ku gadaamay Fordow Gantaalaha S-300 ee lagu farsameeyo dalka Ruushka, Gantaalahan ayaa ah ku loo isticmaalo inay soo ridaan diyaaradaha meel dheerwax kaduqeeya ee Raadaalku qaban, goobtan Fordown ayaa ah halka ay ku taalo Warshada Nukliyeerka Iran, sidaasna waxa sheegay saxaafadaha dalka, bilgaydh General Farzad Esmaili oo ah Taliyaha ciidamada Difaaca cirka (IRGC) ee dalka Iran ayaa yidhi, ( Ujeedada Isticmaalka Gantaalahan S-300 ayaa ah Difaaca Awooda Nukliyeerka Iran xaalad kasta oo Timaada, Esmaili waxba kamuu sheegin in hadeer gataalahaasi yihiin kuwo diyaar ah, balse waxuu sheegey in hadeer hawada cirka Iran uu yahay wadanka kaliya ee u amaansan marka loo eego wadamada carabta,

General Farzad Esmaili oo ah Taliyaha ciidamada Difaaca cirka (IRGC) ee dalka Iran ayaa yidhi, ( Ujeedada Isticmaalka Gantaalahan S-300, 
General Farzad Esmaili oo ah Taliyaha ciidamada Difaaca cirka (IRGC) ee dalka Iran ayaa yidhi, ( Ujeedada Isticmaalka Gantaalahan S-300, 

Da;lka Iran ayaa lagusoo waramayaa inuu ku gadaamay Fordow Gantaalaha S-300 ee lagu farsameeyo dalka Ruushka, Gantaalahan ayaa ah ku loo isticmaalo inay soo ridaan diyaaradaha meel dheerwax kaduqeeya ee Raadaalku qaban, goobtan Fordown ayaa ah halka ay ku taalo Warshada Nukliyeerka Iran, sidaasna waxa sheegay saxaafadaha dalka, bilgaydh General Farzad Esmaili oo ah Taliyaha ciidamada Difaaca cirka (IRGC) ee dalka Iran ayaa yidhi, ( Ujeedada Isticmaalka Gantaalahan S-300 ayaa ah Difaaca Awooda Nukliyeerka Iran xaalad kasta oo Timaada, Esmaili waxba kamuu sheegin in hadeer gataalahaasi yihiin kuwo diyaar ah, balse waxuu sheegey in hadeer hawada cirka Iran uu yahay wadanka kaliya ee u amaansan marka loo eego wadamada carabta,

GOOGLE EARTH, Warshada Nukliyeeka dalka iiraan Halka ay kutaal oo sawirkii google earth, 
GOOGLE EARTH, Warshada Nukliyeeka dalka iiraan Halka ay kutaal oo sawirkii google earth, 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin