Mudanayaal iyo Marwooyin,
Waxaanu mar kale dinky soo dhoweyneynaa bartan laascaanood.com oo muddo dheer degelkeedan aan la hawlgelin. Waxaan rajayneynaa inaad caafimaad, nabad Iyo barwaaqo ku j kala maqnayn, haatanna ku sugantihiin.
Waxaan rajayneynaa inaynu mar kale xidhiidhkeenii dib u soo cusboonaysiin doono. Naga guddooma salaan gobeed.
Tifaftirka