LAASCAANOOD, DAAWO: WASIIR FEDERAALKA AH OO XAFLAD LOOGU QABTAY XARUNTA SOOL

0
379

“Wuxuun la odhan karo waa dawlad iyadaa [Federaalku] caawa jirta”  sidaas waaxaa oogta ka cadeeyey waxgaradka Laascaanood oo xaflad u qabtay Wasiir degaankooda u dhashay oo dhowaan la magacaabay.

Wasiirka cusub ee ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Federaalka, Mudane Cabdilaahi Bidhaan Warsame, ayaa magacaabistiisa si weyn loogu soo dhoweeyey xaflad lagu qabtay Magaalada Laascaanood, Xarunta Gobolka Sool. Waxgarad, aqoonyahan, madax dhaqameed, haween iyo dhalinyaro ka soo qayb galay xafladaasi ayaa muujiyey sida weynee ay ugu diirsadeen magacaabista Mudane Bidhaan oo ay sheegeen inay yihiin degaamadii markiisii horeba u soo doortay inuu wakiil uga ahaado Golaha Shacabka ee Federaalka.

Dhanka kale, waxay si weyn ugu mahad celiyeen Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisalwasaare Khayre.

HALKAN HOOSE KA DAAWO HADALADII XAFLADDA FEDERAALKA:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin