LAASCAANOOD OO QASHIN-WEERAR KA BILAABMAY, MAAYARKA IYO XOGHAYAHA OO HADLAY

0
194

Olole nadaafeed oo baaxad weyn leh ayaa Duqa iyo Xoghayaha Degmada Laascaanood si wadajir ah uga daahfureen magaalada.

Mudane Cabdicasiis Xasan Geerash, Maayarka Laascaanood, iyo Mudane Cabdiraxmaan Khadar Maxamuud, ayaa hogaan-qaaday ololaha nadaafadeed oo ay sheegeen inuu socon doono muddo saddex maalmood ah.  Ololahan oo bilaabmay maanta ayaa la filayaa in la soo afmeero maalinta Jimcaha oo ay taariikhdu noqonayso 28 September, 2018.

Dhanka kale saraakiishan ayaa tilmaamay in fulinta ololahan ay la kaashadeen Hay’adda Care International iyo Wasaaradda Caafimaadka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA QASHI-WEERARKA:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin