‘LABADAN QOLO WAY IS YAQAANIIN..QOLO UUN ADHIGA HA LOO DIRSADO” – XILDHIBAAN XAALAD CUSUB KU DHAWAAQAY

0
1257

Xildhibaan Axmed Gacan oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland kana soo jeeda Beesha Galbeedka Burco ayaa maanta saxaafadda soo mariyey hadal lagu tilmaamay Dira-diraalihii Qarniga, kaasi oo uu xukuumadda ugu baaqay inay iskaga dhex baxdo labada beelood e shaqaaqadu ku dhex martay Ceelafweyn.

Axmed Gacan ayaa soo jeedintiisa ku sababeeyey inay labadan beelood “is yaqaaneen ilaa 54kii” oo aan isbarasho isugu hadhin.

Dhanka kelna, wuxuu dagaalkan ku eedeeyey inay dabada ka riixayso Xukuumadda Biixi.

HALKANI KA DAAWO WARKA AXMED GACAN:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin