Caynaba(Laascaanood) Dhowaan waxaanu soo bandhigi Doonaa xaalado qalafsan iyo wax isdaba marin salka ku haysa Dhibaatooyin hor leh oo ka shaqeeyey Muaamarado dad la iskaga horkeenayo
Ninkan Masuulka waxaa cabasho balaadhan ka muujiyay dhamaanba qaar ka mid ah shacabka Magaalada Caynaba kuwaasi oo codsi u diray dadka Garanaya inay ka qabtaan Waayo Dhib ka timaada oo ka wayn ayaanu ka Baqaynaa
Maamulaha Shirkadaha Dahabshiil iyo Somtel Ahna G Ku Xigeenka Komishanka Qaranka Jamuriyada Somaliland Ee G/ Saraar Ayaa Ah Mid U Tafaxautay Ku Tuigtuugsiga Dadka Danyarta Ah Ee Ku Nool Degaanka Gobolka Ninkan Aan Magaciisa Kor Ku Soo Xusnay Waxa Uu Ahaa Dukaanle Ku Nool Gobolka Saaxil Gaar Ahaan Magaalo Madaxdiissa Berbera Halkaas Oo Looga Soo Cayriyay Kala Qoqobka Bulshada Ku Dhaqan Magaaladaas isaga Oo Uu Uga Soo Diga Rogtay Magaalada Caynaba Wuxuuna Hada uu Ka Wada Gudaha Magaalada Mabdayo Uu Ku Doonayo Inuu Ku Kala Qoqobo Bulshada Ku Dhaqan Gobolkaas Isaga Oo Badhi Taar Ka Helaya Dad Isaga LA Mabda Ah
Qore Cali Jamac Cali