Waxaa magaalada Laascaanood laga dareemayaa horumar dhinac kasta ah taasoo Xukuuumada Somaliland ka hirgalisay modooyinkii u danbeeyey. Waxaa dhawaan la bilaabay 6 km oo waddo laami ah taasoo dhexmari doonta xaafadda koonfureed ee magalada Laascaanood.
Maayarka degmada laascaanood ayaa saaka aroornimadii kormeer ku sameeyey wadadaasi uu dhismuhu ku socdo isagoona baaq u diray bulshoweynta ku dhaqan magaalada Laascaanood inay baneeyaan dhulka ay marayaan wadooyinku. DAAWASHO WACAN.