MADAXDHAQAMEEDKA BEELAHA GARXAJIS OO MADAXWEYNE BIIXI KA CODSADAY IN BOQOR BUURMADOW LA XIDHO

0
506

“Cadaalad darro fara badan oo jirta, oo dalkan [Somaliland] gudihiisa ka jirta, oo dadkii ay u muuqdaan qaar [inay] waxay doonaan ku hadli kara, goobtii ay doonaana tegi kara, waxay doonaana ka jeedin kara…iyo dad haddii inaa uu hadda [Buurmadow] maray ay maraan Xabsi iyo Xadhig ku mutaysan kara” – Madaxdhaqameed ka tirsan Beelaha Garxajis oo si cadho leh uga falceliyey hadalkii Boqor Buurmadow ee Caleemosaarkii Carmo.  Waxayna Madaxweynaha ka codsadeen in xabsiga loo taxaabo Boqor Buurmadow laguna xukumo saddex sanadood sidii loo xukumay Naciima.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin