“MADAXWEYNE MUUSE AWOOD UU KELI KU YAHAY UMA LAHA KORDHINTA IYO KALA DIRISTA KOMISHANKA”- Xil Siciid

0
100

Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi [Siraadle] oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa dood culus ku waajahay soo jeedintii Xisbiyada Mucaaradka ah ee ku saabsanayd Kordhinta Tirada Xubnaha Komishanka Doorashooyinka iyo, sidoo kale, Kala diristooda.

HALKAN HOOSE KA DAAWO DOODDA XILDHIBAANKA:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin