MASUULIYIIN HARGAYSA KA KICITAMAY OO IMAARADKA CARABTA JOOGA IYO GUDOOMIYAHA KULMIYE EE DALKA IMAARADKA OO QADO SHARAF U SAMEEYAY+SAWIRRO.

0
589

Dubai(Laascaanood)Masuuliyiin Uu Hor-kacaayo Maareeye ku xigeenka madarka magaalada hargaysa mudane Cabdilaahi yuusuf Axmed Ayaa Safar Hawlo Shaqo Ah U tegay wadanka imaaradka carabta

14642385_876478535785972_1666277716790753998_n 14666240_876478219119337_8573582928556389003_n 14670758_876477972452695_4956940556049715158_n 14671276_876478279119331_5665598286451142544_n 14691069_876477889119370_5037408132776049690_n 14691099_876478372452655_70687075235180585_n 14702511_876478885785937_2320419201061621020_n

masuuliyiintan ayaa markii ay gaadheen wadanka imaaradka carabta waxa halkaasi ku soo dhaweeyay gudoomiyaha xisbiga kulmiye Mudane Janaani Maxamed x axmed ee wadanka imaaradka carabta waxaana uu u sameeyay qado sharaf uu ku maamuusay xubnahan masuuliyiinta ee hargaysa ka tegay

 

Masuuliyiinta Iyo Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee wadanka imaaradka ayaa goobta isku waydaarsaday arimo ku saabsan arimaha xisbiga isla markaana iska xog waraystay xaalka dalka iyo siyaasadda jooga hoose ku soconaysa ee xisbiga kulmiye

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin