Muqdisho: SAWIRO Ciyaartoydii Gobolka Sool Ee Horay Oga Qeyb-galay Tartanka Gobolada Somaliland Ayaa Qeyb Ka Noqday Ciyaartoyda Matalaya Maamulka Puntland

0
310

Lix ciyaartoy oo ka tirsan ciyaaryahanada gobolka sool ayaa ku biiray xulka maamulka puntland ee ka qeyb-galaya ciyaaraha maamul gobolaydyada dalka soomaaliya ee ka furmay magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya.

Magaalada muqdisho waxaa ka furmay horyaalka maamul goboleedyada dalka soomaaliya waxaana ka qeybgalaya maamulada kala ah PUNTLAND JUBALAND GALMUDUG KOONFUR GALBEED IYO WALIBA JABEELAHA HOOSE IYO HIIRAAN

Lixda ciyaaryahan ee ku biiray xulka maamulka puntland ayaa horey wacdaro oga dhigay ciyaarihii gobolada somaliland ee lagu qabtay magaalada burco waxayna suurta galiyeen inay ka soo baxaan gobolada bari ee somaliland iyaga oo iska xaadariyay magaalada hargeysa oo lagu qabanayay wareegii ugu dambeeyay inkastoo aysan wali dhicin

13620010_497739733764350_7755407130440825416_n

13697253_497739663764357_3450989709005865912_n

13718565_497739680431022_6289720250261044834_n

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin