MUUQAAL: Dagaal Beeleed ka dhacay DHARKAYN, Iyo Culimada Laascaanod Oo si Adag uga hadlay Colaada Cusub

0
305

Waxaa maanta deegaanka Dharkeyn-geenyo ee Gobolka Sool, ayaa waxaa maanta ka dhacay dagaal u dhexeeya Laba beelood oo halkaasi wada daga, Kaasi oo dhaliyey khasaare isugu Jira dhimasho iyo dhaawac.

Waxgaradka Iyo Culimada magaalada Laascaanood ayaa ku baaqay in dagaalkaasi si deg deg ah loo joojiyo, waxaana sidoo kale baaqa loo diray Waxgaradka labada dhinac, Waxaana la sheegay inay tahay wax laga xumaado Dagaal Bilowday maalin Jimce oo Ramadaan ay soo dhowdahay.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin