DAAWO, HARGEYSA: Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Secja Oo Sheegay In Aanu Jirin Urur Ay Saxaafada Somaliland Ku Midaysanyihiin

0
191

Burco (LAASCAANOOD): Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro) Oo maanta shirjaraa,id ku qabta magaalada Burco ayaa Cadeeyay In Aanu Jirin Urur Ay Saxaafadeed ay suxufiyiinta Somalialand Ku Midaysan Yihiin isagoona sheegay inay jiraan ururo saxaafadeed oo tira badan oo ay ku kala jiraan suxufiyiin ku kala aragti duwan qaabka saxaafada Somaliland ay ula macaamisho Xukumada iyo Haayadaha caalamiga ah ee Deeqaha ku bixiya kobcinta iyo kor uqaadida suxufiyiinta Somaliland iyo xarumaha warbaahineed ee dalka gudihiisa ka jira.

sidoo kale waxa uu Gudoomiye Kuxigdeenka ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA ka Digay In Magaca Saxaafada Somaliland aanay ururka SOLJa Ku Shaqaysato sidoo kalena aanay Matalin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin